Sick Pay Guarantee - Somali video

Helid la’aanta mushaarka jirada, shaqaalo badan oo reer Victoria ah ma ahaawoodaan inay jirro kaga soo bogsoodaan guriga.

Hadda, shaqaalaha heshiiska ku shaqeeya iyo kuwa wakhti wakhtiga ah waxay u nasaan karaan si ka yara sahlan.

Sababtoo ah waxaa ku ceyminaya Sick Pay Guarantee ga Dawlada Victoria.

Waxaa lagugu ilaalinayaa ilaa iyo 38 saacadood oo ah mushaarka shaqaalaha jirada ama xannaaneynnaya qof kale sannadkii.

Sick Pay Guarantee waxay ku siineysaa ceymiskaad u baahan tahay , si aad guriga ugu soo bogsoto.

Jeegaree u qalmidaada oo hadda iska qor app ka Service Victoria

Waxaa idmay Dawlada Victoria ee Melbourne.

Updated