JavaScript is required
decorative block colour teal

Machete ban - Maandooriyaha - Somali - Soomaali

Waa sharci-darro Victoria gudaheeda inaad lahaato, isticmaasho, qaadato, safriso, iibiso ama aad soo iibsato baangad, inuu sharcigu kuu oggolaanayo mooyee

Hadda waa sharci-darro inaad Victoria gudaheeda ku lahaato, isticmaasho, qaadato, safriso, iibiso ama aad soo iibsato baangad, in sharcigu uu kuu oggol yahay mooyee.

Cafis baangadeedkii (Machete Amnesty) waqtigiisii wuu dhamaaday oo albaabkaas waa uu xirmay. Haddii aad u baahan tahay inaad iska tuurto baangad, kala xidhiidh saldhiga booliiska ee deegaankaaga wixii talo ah.

Booqo shabakada Booliiska Victoria si aad u hesho macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan xakamaynta Hubka iyo qeexida. Eeg:

  • Oggolaanshaha Taliyaha Booliska si aad u codsato in laguu oggolaado inaad heysatid, isticmaasho ama iibiso baangad haddii uusan marka horeba sharcigu kuu oggolayn oo aadan ka midka ahayn dadka qiilka heysta.

Updated