Digniin la xiriirta xogta
Macluumaadkani waxa uu ku saabsan yahay xadgudub galmo oo la sheegay in lagula kacay ilmo yar.
Nin degan xaafada Point Cook ayaa xabsiga loo taxaabay ninkaas oo lagu eedeeyay inuu dhowr jeer geystay faraxumayn.
Dambiyadan la soo sheegay ayaa lagu waramayaa inay ka dhaceen Creative Gardens Early Learning Centre oo ku taal Point Cook.
Ninkan ayaa sidoo kale ka soo shaqeeyay xarumo xanaanada caruurta oo ku yaal xaafado kale. Carruurta qaar ayaa laga yaabaa inay u baahdaan in laga baadho cudurrada faafa.
Liiska xarumaha daryeelka carruurta
Suburb | Service Centre Name | Dates |
---|---|---|
Braybrook | Milestones Early Learning | 4 December 2024 6 December 2024 |
Bundoora | Milestones Early Learning – | 8 May 2025 |
Essendon | Papilio Early Learning | 20 August 2024 to 9 May 2025 |
Footscray | D.O.T.S Occupational Therapy for Children | 18 March 2024 to 18 April 2024 |
Greensborough | Milestones Early Learning | 5 December 2024 31 January 2025 27 February 2025 |
Hoppers Crossing | Milestones Early Learning | 19 August 2024 2 September 2024 4 September 2024 6 September 2024 9 September 2024 10 September 2024 30 September 2024 21 October 2024 |
Hoppers Crossing | Papilio Early Learning | New information confirms alleged offender did not work at this centre |
Keilor | Aussie Kindies Early Learning | 25 September 2024 20 November 2024 3 February 2025 4 February 2025 7 February 2025 11 February 2025 |
Kensington | Kids Academy | 7 October 2024 to 9 October 2024 |
Leopold | Leopold World of Learning | 9 February 2023 to 13 February 2023 |
Melton | Kids Academy | 12 September 2024 16 September 2024 |
Mickleham | Kids Academy Waratah Estate | 29 August 2024 |
Point Cook | Creative Garden | 28 October 2021 to 2 February 2024 |
Point Cook | Explorers Early Learning | 6 August 2019 to 14 October 2019 4 November 2019 to 9 November 2019 17 December 2019 |
Point Cook | Greenwood | 14 February 2023 to 10 March 2023 |
Point Cook | Nino Early Learning Adventures | 15 January 2017 to 9 June 2019 |
Point Cook | Point Cook World of Learning | 24 August 2023 |
Sanctuary Lakes | Wallaby Childcare Centre | 13 April 2021 to 25 May 2021 |
Sunbury | Aussie Kindies Early Learning | 21 August 2024 24 September 2024 15 January 2025 |
Tarneit | Milestones Early Learning | 10 September 2024 13 September 2024 |
Werribee | Little Blossoms Child Care Centre | 14 August 2023 to 17 August 2023 |
Werribee | Milestones Early Learning | 14 August 2024 to 16 August 2024 |
Werribee | Nido Early Learning School | 21 June 2021 to 14 July 2021 |
Williamstown | Only About Children | 28 October 2020 to 29 March 2021 |
Wyndham Vale | Adventurers Education | 25 November 2019 to 29 June 2020 |
Liiskan xarumaha daryeelka carruurta ayaa laga yaabaa inay isbedelaan. Boggan waa la cusboonaysiin doonaa marka macluumaad dheeraad ah la helo.
Waxa loo baahan yahay inaad sameyso
Haddii ilmahaagu uu ku sugnaa mid ka mid ah goobahan taariikhaha liiska ku qoran, waanu kula soo xiriiri doonaa. Qoysaska loo malaynayo inay amuurahan saameeyeen ayaa helaya gargaar. Waxaad codsan kartaa turjubaan.
Waxaad sidoo kale ka wici kartaa khadkeena telefoonka 1800 791 241
Saacadaha la soo wici karo khadkan
- Isniin ilaa Jimco: 8-da subaxnimo ilaa 9-ka habeenimo
- Sabti ilaa Axad: 8-da subaxnimo ilaa 5-ta galabnimo
Markaad soo wacdo khadkan, waxaad codsan kartaa turjubaan.
Haddii aad u baahan tahay macluumaad dheeraad ah
Booqo Baaritaanka la xiriira shilal lagu soo waramay inay ka dhaceen xarumaha lagu daryeelo dhallaanka
Updated